Qeexid

"(xis.) Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka."

Qeexid Xigta

(xis.) Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoqob oo kali ah:
  • Waa la innoo kala sheekeeyay, waana la ina kala qoqobay.
  • Waxaad ka fogaatan qabyalada iyo kala qoqobka ummadda Somaliyeed.