Qeexid
Qof wax is qooxay ahaansho.
[-xnaa, -xnayd]
f.mg4Qof wax is qooxay ahaansho.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Ul, qaanso iwm
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qooxan. ld qooxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Xarig wax la qoolay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoox.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.
Qeexid Xigta: Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.
Qeexid Kale: Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Xarig wax la qoolay ahaansho.
Qeexid Xigta: U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oonmay, -oomantay; - oonmi) Wax qooni gaartay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la tooxay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax godan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -shnaa, -shnayd
Qeexid: Wax, wax kale lagu qooshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qooni gaartay ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur, dhibaato.
Qeexid Xigta: (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Cid dhaawac gaarsiin.
Qeexid Xigta: Cid dhibaato gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Suun ama xarig siriq u samayn.
Qeexid Xigta: Cid khayaameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ooman, m.l) Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh.
Qeexid Xigta: Anqow.
Qeexid Kale: Taakada kabaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Qeexid Xigta: Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nmay, -nantay
Qeexid: Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qoolnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la qoofalay ahaansho (awr ama faras).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]