Qeexid
Ninka horjoogaha u ah herinta.
Ninka horjoogaha u ah herinta.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: /l Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri noobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Budo badan oo hoore yar lagu qasay.
Qeexid Xigta: Cajiin. Waxyaabo badan, kala duwan oo la isku daray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Budo hoore yar ku qasid.
Qeexid Xigta: Cajiin sameyn.
Qeexid Kale: Isku q.: waxyaabo badan oo kala duwan iskuqasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -shnaa, -shnayd
Qeexid: Wax, wax kale lagu qooshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoosh2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qooshan. ld qooshnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld qooshnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]