Qeexid
Neef lab oo aan xiniinyaha laga bixin.
Neef lab oo aan xiniinyaha laga bixin.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l
Qeexid: Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Qeexid Xigta: Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Luqun, sur, tun, marmar.
Qeexid Xigta: (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Xiniinyaha iyo haraggooda oo is wata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid dhanka hore uga imaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka q.: neef qoor ah cid ka amaahasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qoorasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qoorsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han.
Qeexid Xigta: Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Maro xariir ah, xalleefsan oo si gaar ah u tolan oo shaarka luquntiisa lagu xirto.
Qeexid Xigta: Suun dumaysan oo heensaha ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qallooc; nadooc; qolxo.
Qeexid Xigta: Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya.
Qeexid Xigta: ld qoorasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax qalloocin.
Qeexid Xigta: Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Nafley surka jug ka gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel.
Qeexid Xigta: Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
Qeexid Kale: Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax mulki ahaan u haysasho.
Qeexid Xigta: Naag lahaansho.
Qeexid Kale: Fikrad iwm si u aaminid. 4. Jirro, cuqdad iwm qof ku dhicid. 5. Dhar iwm xirnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: haad aan qoorta dhogor ku lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]