Qeexid

"Xoolo lab oo aan la dhufaanin."

Qeexid Xigta

Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoor oo kali ah:
  • “Waxaan aad ugu xanaaqay nafteydii oo weligeed rumeysnaan jirtay isaga, sida oori ahaana waxaan rabay inaan qoorta ka gooyo” ayey tidhi Hillary oo aad uga xun sida ay uheyd mid marwalba rumaysan jirtay hadaladiisa.
  • Intaa kadib waxay noqonaysaa in laba kooxoodba laba jeer wada ciyaaraan hannaan qoor-qabad ah (Nock out) marka la gaadho 16-ka kooxood.