Qeexid
Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.
Qeexid Kale
Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
Qeexid Xigta
Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.
[-qnaa, -qnayd]
f.mg4Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.
Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld qarqoor2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Xoolo lab qooq ku dhicid.
Qeexid Xigta: Ciyaarid; dheelid.
Qeexid Kale: Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qarqoor1, qarqoorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan.
Qeexid Xigta: Ciyaar; dheel.
Qeexid Kale: Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gowriirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho.
Qeexid Xigta: Xero xoolaad sameysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qooqan. ld qooqnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qoo qaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld qarqoorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qooq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oonmay, -oomantay; - oonmi) Wax qooni gaartay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Xarig wax la qoolay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Xarig wax la qoolay ahaansho.
Qeexid Xigta: U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Qof wax is qooxay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jurmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qooni gaartay ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -shnaa, -shnayd
Qeexid: Wax, wax kale lagu qooshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]