Qeexid

"Miraha geedka baarta."

Qeexid Kale

Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.

Qeexid Xigta

Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoone oo kali ah:
  • Dadka aqoonta leh ee reer Gabon waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 63.2% Tirakoobkan aqooneedna waxa la sameeyay sanadkii 1995-kii xiligana waxa la fili karaa in ay dadka aqoonta leh ee reer Gabon ka badan yihiin tiradii ay hore u ahaayeen.
  • C/waaxid Garawaan wuxuu kaloo sheegay in tartan aqooneedka ay shirkadda Golis ay ku bixisay dhaqaale si loo helo da’yar ku horumarta tacliinta isagoona xusay in tartanka kooxaha ku guuleystay ay gudoonsiinayaan abaalmarino ay ku farxaan.