Qeexid

"Wax qorsheyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoondee oo kali ah:
  • Sidoo kale, wargeysyada Isbaanishka ayaa daabacay mushahaarka loo qoondeeyay Ronaldo oo ah 2.25 milyan oo gini sannadkiiba.
  • Waa waqtiga Doorashooyinka xisbiyada loo qoondeeyo kharash loogu talo-galo ololaha doorashada.