Qeexid
Wax qorsheysasho.
[-stay, -satay]
f.g3Wax qorsheysasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld qoondaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoondee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoondayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dhibsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Wax qorsheyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qeexid Xigta: Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qondhaco isu dhigid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Cid dhaawac gaarsiin.
Qeexid Xigta: Cid dhibaato gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ooman, m.l) Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nmay, -nantay
Qeexid: Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur, dhibaato.
Qeexid Xigta: (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado.
Qeexid Xigta: Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Haraa xaabid (nafley).
Qeexid Xigta: (f.mg) Qolof yeelasho (nabar iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax kaltan u gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld qolfayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Miraha geedka baarta.
Qeexid Xigta: Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela.
Qeexid Kale: Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Su!; Tu! (cod geela lagu fariisiyo si loo raro).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax qorrax u dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qondhaco isu dhigid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qoonsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]