Qeexid

"(-ooman, m.l) Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoon oo kali ah:
  • Waxana habboon in ay jaamicadaha dalka, siiba kuwa bixiya aqoonta dhakhtarnimadu, iyo ciddii kale ee danaynaysaba sidii ay uga howl-geli lahaayeen diiwaan-gelinta aqoontaas hadhaadiga ah ee sii lumaysa.
  • Haddaba aqoonyahanka Soomaaliyeed ee heli karo hal-qabsi af-Soomaali ah, ma hawl fududeysi bay ka tahay in uu isticmaalo kuwa afka Ingiriisiga?