Qeexid

"Suun ama xarig siriq u sameyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qooli oo kali ah:
  • Wasiirka duulista Mudane Warancadde oo warbaahinta kula hadlaaeyey qolka nasashada madaarka Cigaal ee magaaladda Hargeysa, ayaa sheegay in Sucuudigu martiqaad rasmi ah u fidiyey madaxweynaha Somalilanad, islamarkaan uu dhawaan u baqooli doono dalkaas.
  • Waa duni ninkaad aamintaa dabinno ku qoolin!