Qeexid
Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.
Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-nfay, -noftay; -nfi) Qof, qof kale la lagdamaaya lugtiisa lugta qofka kale ku marid si uu u legdo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shakhsi aadami ah.
Qeexid Xigta: Q.na: ninna, cidna.
Qeexid Kale: Q.af: dad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (nax.) Mid ka mid ah kaqaybgalayaasha warisgaarsiinta: “aniga” waa qofka 1aad oo hadlaya, “adiga” waa qofka 2aad oo ah lala hadlaha, “isaga”/”iyada” waa qofka 3aad oo ah laga hadlaha; saddexdaan qof kala keliga ah mid weliba waa wadaroobaa: 1aad “annaga/innaga”, 2aad “idinka”, 3aad “iyaga”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dubka sare ee geedaha.
Qeexid Xigta: Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan.
Qeexid Kale: Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qonof2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]