Qeexid

Isku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qombob oo kali ah:
  • Oo ma nin baa wax weydiinaya iyadoo sidan u saan-qombobtay, shalay oo ay ifaysay bay is garan waydee!
  • Oo ma nin baa wax weydiinaya iyadoo sidan u saan-qombobtay, shalay oo ay ifaysay bay is garan waydee!