Qeexid
Beejoqab; buryaqab.
Beejoqab; buryaqab.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Dubka sare ee geedaha.
Qeexid Xigta: Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan.
Qeexid Kale: Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qabiil.
Qeexid Xigta: Ummad.
Qeexid Kale: Koox isku meherad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld qolfayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kala bixidda ay ummad meel wada deggan qabiil qabiil u sii kala baxdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld qoolaab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho.
Qeexid Xigta: Nabar qolof ka dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qolofdhacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Neef lab oo aan xiniinyaha laga bixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han.
Qeexid Xigta: Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel.
Qeexid Xigta: Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
Qeexid Kale: Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax mulki ahaan u haysasho.
Qeexid Xigta: Naag lahaansho.
Qeexid Kale: Fikrad iwm si u aaminid. 4. Jirro, cuqdad iwm qof ku dhicid. 5. Dhar iwm xirnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qolfaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qolofdhacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Dad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qoloqoleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoloqolee. ld qoloqoleys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qolofdhacso. ld qolofdhacsad, qolofdhacsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -obday, -obatay
Qeexid: Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qolobdhabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]