Qeexid

"Qof ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qofnimo oo kali ah:
  • Madaxweyne Lech Kaczyski, oo ka faalloonayey shaqsiyadahooda qofnimo ee isaga iyo wallaalkii ayaa yidhi; "Wallaalkay Jaroslaw firfircoonidiisu xilligan siyaasadda oo keliya ma aha, balse ilaa carruurnimaydii isaga ayaa iga firfircoonaa."
  • Khibradiisa wax qabad iyo dabeecadiisa qofnimo ee saraysa iyo waliba amaahdii badnayd ee uu u galay dalkan dartiis ayaa xaq u yeeshay in la doorto.