Qeexid

"Shakhsi aadami ah."

Qeexid Kale

Q.af: dad.

Qeexid Xigta

Q.na: ninna, cidna.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qof oo kali ah:
  • Haddii aad maqashid qof soomaaliyeed oo ka hadlaya dhibaatada dalku goortii ay bilaabatay, markiiba waxaad garanaysaa qabiilka uu yahay.
  • Dagaaladii u dhexeeya Islaamiyiinta jihaad-doonka ah iyo ciidmada TFG oo garabsanaya kuwa Ethiopia ayaa la qiyaasayaa inay ku dhinteen 10,000-qof, in ka badan hal Milyan oo qofna ay guryahooda ka barokaceen.