Qeexid

"qodobka rh m.l (-bo ..., m.dh) (baay) Lid jidh-dhakooliye oo joogistiisa ama maqnaanshihiisu unugyada cascas ee dhiigga guudkooda ay ku samayso salka habdhiska kooxaha dhiigga ee rh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qodobka oo kali ah:
  • Cali Ismaaciil Giir ayaa sheegay in qodobkaan oo 4-tii bishan uu soo saaray ku sii hayaha xilka Ra'iisul Wasaaraha Saalim Caliyow Ibrow ayna ogolaadeen hey'addaha ku shaqada leh isla markaana uu saxiixay Madaxweynaha dalka Md.
  • Waxaana lafdiga qodobkan Dastuuriga ah laga ilaaliyey in loo dhigo sida tan: “Awoodaha Ra’iisul-wasaaraha waa: (a) Madaxa Dawladda Federaalka ah”.