Qeexid

"Qodidda la qodo god iwm. ld qodid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoditaan oo kali ah:
  • Qoraalka ay Africa Oil arrintaas ku caddaysay waxa uu u dhignaa sidan: "Diyaar garowga qoditaanka ceelka Nugaal waxa uu u socdey si wanaagsan.
  • Laakiin, waxaa taas ka dambeeyey warsaxaafadeedka April 28, 2008 oo shaaca ka qaaday in dib loo dhigay qoditaankii shidaalka Puntland xilli aan la cayimin.