Qeexid Xigta

ld qoditaan, qodniin, qodow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qodid oo kali ah:
  • Arinta kale ee sababtay in khilaafku uu cirka isku shareero ayaa ah in col abdulaahi yuusuf uu isagu raali ka yahay hishiis shidaal qodid ee uu gaaray maamamul gobaleedka puntland, ee ee beeshiisa.
  • Shidaal qodida Puntland oo la bilaabay Xafladaas ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaana howshii ugu ballaarnayd ee laga qabto deegaanada Puntland tan iyo intii ay dhacday dowladii dhexe ee Soomaaliya.