Qeexid

"Cirboor; cirwareen; leexo."

Qeexid Xigta

Nooc qaadka hareeriga ka mid ah oo gaagaaban aadna u jilicsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qode oo kali ah:
  • Sidoo kale, waxay dhinaca hawdka ka qodeen godad lagu shubo qashinka kadibna lagu gubo, waana urur iskiis isku xilqamay wax badana ka qabtay hawlaha deegaanka gaar ahaan nadaafadda Magaaladda Garoowe.
  • Madaxweynaha DGPL oo dib ugu noqdey Garowe Madaxweynaha DGPL oo muddo 13 cisho booqsho shaqo ugu maqanaa magaalada Bosaso ayaa caawa fiidkii dib ugu soo nqodey magaalo madaxda DGPL ee Garowe.