Qeexid

"Dhererka meel la qoday leedahay."

Qeexid Kale

Macnaha fog ee hadal leeyahay. ld qoto.

Qeexid Xigta

Wax intiisa aasan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoddo oo kali ah:
  • Qoddobka 7aad: Xeerbeegtidu waxay go’aamisay inay qolo waliba dib u dhabdhabato hantidii ma Guurtida ahayd ee waxyeeladu gaadhay, waana inay labada ardaaba ku noqdaan degaamadii ay wada lahaayeen iyaga oo nabad ah.
  • Codayntii saddexda Qoddob loo codeeyay ayaa waxa ogolaaday in go'aan Gole ay noqoto inta badan Mudanayaashii maanta ka soo qayb galay fadhiga.