Qeexid

"(-dxo, m.l) Caaradda yar oo fiiqan, waxna mudda oo geedaha qaarkood bixiyaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qodax oo kali ah:
  • “Imisa ayay qodax inaga keentay dhiig,” ayay yiraahdeen xubnihii Iskaashato, “ama uu dhagax ciddiyaheenna bannaanka soo dhigay.
  • “Imisa ayay qodax inaga keentay dhiig,” ayay yiraahdeen xubnihii Iskaashato, “ama uu dhagax ciddiyaheenna bannaanka soo dhigay.