Qeexid

"(-dmay, -dantay; -dmi) Dhul wax la qoday noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qodan oo kali ah:
  • Waxaaba yaab leh in uu ka badbaaday boholaha tirada badan ee ka dhex qodan siyaasadda Soomaaliya oo mar kasta ah mid cirka ku sharreeran.
  • Ganacsadahan ayaa sheegay inay goobo ganacsi oo yaryar furan yihiin, kooxda Xisbul Islam ee dib ugu soo laabtay degmadana ay dhufeyso ka qodanayaan afaafka magaalada, taasoo ay shacabku u micneysteen xaalad dagaal oo cusub.