Qeexid

"Dhaxan aad u qabow oo habeenkii soo dhacda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qobo oo kali ah:
  • Ugu dambeyntii, waxaan Rabbi (SWT) ka rajeynayaa in dhiigga nabaddoonka ee xaqdarrada lagu daadiyay uu ka dhigo nuur iftiimiya qoborrada mugdiga ah ah ee ay ku dhuumanayaan gacan-ku-dhiigleyaashii muddada dheer waxgaradkii ummadaan gumaadayay.
  • Madaxkutidu wey suurtaa xilliga qoboobaha oo dhan.