Qeexid

eeg qiyaas3.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiyaasid oo kali ah:
  • Markay arkeen qodobka 22aad ee xeerka doorashooyinka ee habka doorashada isu qiyaasidda saamiyada kuraasta golayaasha iyo tirada codadka ururadda ee gobol ama degmo, hello.
  • Degmooyinka doorashadu ka dhacayso, waxa ku tartamaaya ururada loo ansixiyey liistooyinka golayaasha deegaanada, waxayna ku kala baxayaan habka isu qiyaasidda saamiyada kuraasta (Proportional System) sida ku cad qodobka 22aad ee xeerka doorashooyinka.