Qeexid

"(dii.) Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiyaas oo kali ah:
  • Waxaa dhacday in sanaadiiq lagu qiyaasay ugu yaraan 30 si badheedh ah loola tegey goobo aan dadku ka codaynayn laguna shubay waraaqo codbixineed oo loo calaamadiyey UDUB.
  • U malayn maayo in aad qiyaasi kartaan dhibka iyo halaagga ka muuqda dad 18 cisho bad dul sabbaynayey.