Qeexid

"Maalinta wixii dhintay oo dhan la soo nooleeyo oo wanaagga iyo xumaha qof walba sameeyey la xisaabo."

Qeexid Xigta

Dhib; shiddo; hoog.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiyaame oo kali ah:
  • Heshiiskii ay wada-galeen DF iyo Ururka Ahlusuna; ayuu ka hadlay sheegay inuu ahaa mid lagu qiyaameeyay koox diimeedan, isagoo sheegay in la duudsiiyay xaqii kooxda Ahlusuna, ayna ugu dambeyn cadaatay.
  • Diinta Rabbi se in lagu gabbado oo dano gaar ahaaneed lagu fushadaa miyaanay qiyaame ahayn?