Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
qix
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qix oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `qix`
qixi
Qeexid
Si degdeg ah cid meel uga rarid cabsi awgeed.
Dab si degdeg ah u ololin. ld qaxi.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qixid
Qeexid
ld qaxid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qixin
Qeexid
eeg qixi. ld qaxin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qir
Qeexid
Arrin doodi ka taagneyd caddeyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: