Qeexid

"Sheeko; taariikh."

Qeexid Xigta

Wax dhacay; war.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiso oo kali ah:
  • LADH waa qiso ina xasuusinaysa dhaawacyada nafsadeed iyo bulsho ee ina soo gaadhay sida ay u qoddo fog yihiin.
  • Nabsigii Foosto-Riix, Q: 6aad Qiso Taxane Ah - Waxa Qoray Siciid I. Guraase.