Qeexid

"Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qish oo kali ah:
  • Laakiin sidoo kale waxa isna beesha Fiqishin halkaa uga hadlay Xasan Aw-Ismaaciil, wuxuuna yidhi “Waanu qaadanay go’aanka ay soo saareen guddiga dhexdhexaadintu, waanuna u mahad naqaynaa cid kasta oo iska xil saartay hawshan”.
  • Qishka xad-dhaafka ah ee dalka ka socda waxaa ka dhashay qaranjabka Somaaliya la degay.