Qeexid

"Qof fal uu sameeyey qiray ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qirsan oo kali ah:
  • Waxaa la iska indhatirayaa in Soomaaliya ay tahay dal xuduudihiisa dhulka iyo badduba ay calaamadeysanyihiin, waxaana sida muuqata aan la qirsaneyn in aagga ganacsiga ee badda Soomaaliya uu yahay 200 mayl badeed, in la sii kordhiyana warkeedaba daa.
  • Qiimaha ay aqoontu leedahay waa mid aan la qiyaasi karin oo la wada qirsanyahay, wuxuuna Quraankeenna Kariimka ahi noo sheegay in aysan sinneyn midka wax yaqaanna ( aqoonyahanka) iyo midka aan wax aqoonnin ( Jaahilka).