Qeexid
ld qiiraqiiro.
ld qiiraqiiro.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Arrin doodi ka taagneyd caddeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qiiro dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]