Qeexid

"Wax qiro u yeelid. ld qaree."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiree oo kali ah:
  • Hase yeeshee labadan nin waxay qireen cududda milateri ee uu Cabdilaahi Yuusuf hadda la dhex-joogo dhulka Puntland.“
  • Dhalinyaradan, ayaa iska fogeeyay inay maleegayeen qaraxyo ay ka geystaan dalka Somalia, balse waxay qireen inay taageersan yihiin fikradaha kooxda Al-shabaab iyo dagaalka ay kula jiraan DF iyo AMISOM.