Qeexid

"Caddeynta la isku caddeeyo arrin doodi ka taagnayd eeddeeda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiraal oo kali ah:
  • Sidoo kale wax kasta oo cid loo haysto oo millad, markhaati iyo qiraal mid-na ku caddaan waayo ama ha la dafiro ama yaan la dafirine xukunkeedu waa qayb, waxaana loo qaybiyaa cidda loo wada haysto inta ay doonto tiradoodu ha noqotee.
  • Erayga hore wuxuu qiraal u yahay Jiritaanka dalka Somaliland ka hor 1dii July 1960kii.