Qeexid

Qiiro dareemid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiiroo oo kali ah:
  • Dilkan ayaa markii uu dhacay kadib waxaa isugu soo baxay dadweyne fara badan kuwaasi oo ka qiiroonayey dilka Eng.
  • Waxaana run ahaantii ka qiiroonaayaa bur burka waddankeena iyo dhiigga macna darada ku daadanayo iyo sida dawlad kastoo la soo dhiso looga hor imaanaayo, iyadoo aan la haynin bedel kheyr qabo oo ay Soomaali uga baxdo dhibta daashatay.