Qeexid

"Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiiro oo kali ah:
  • Hooyadaas oo qiiro ka muuqato ayaa tiri.
  • Inkastoo aanu su'aashaas ka fileyn, haddana inta uu hoos u foorarsaday ayuu u bilaabay sheekadii isagoo wajigiisa qiiro ka muuqato.