Qeexid

"Q. isku qarin: hargalulid (qof), iska yeelyeelid (qof)."

Qeexid Xigta

ld qaac1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiiq oo kali ah:
  • Dhamaan arimahaas kor ku xusan waxay saamayn ku yeesheen dhabarjabna ku noqdeen Shirka ka socda Jabuuti kaas oo dad badan ay ka dahsoon tahay xaqiiqadiisa dhabta ah.
  • Arintu way ka gedisantahay sida la moodayo.balse waxay xaqiiqadu tahay wada hadalba haadkeesaa ka hadhay, markaa waxaa loo baahanyahay in arinta alle loo daayo.