Qeexid

"ld qiime."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiimo oo kali ah:
  • Loorka Bariis ayaa gaaray qiimo aan weligiis gaarin iyadoo manta la kala siisanayey kiishkii Bariiska ah 55 Dollar-ka Mareykanka, Loor Bur ah $ 45 Dollar, Loor Sokor ah $ 25 Dollar, halka Loorkii Digir la kala siisanayo 50 Dollarka Mareykanka.
  • Wafdigan oo ujeeddada socdaalkoodu ahaa in ay suldaanka kala soo xaajoodaan in uu qiimo jaban kaga iibiyo hub ay doonayeen in ay ka iibsadaan.