Qeexid

"qiime tamar-gubasho m.l (fiis.) Kulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Qiimaha tamar gubashada waxaa loo isticmaalaa in lagu ogaado qiimaha tamarta shidaalka. Badanaa waxa lagu cabbiraa meega-juul halkii kiiloogaraam (mj/kq)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiime oo kali ah:
  • Doorashadaas oo dhacday bishii February ee sanadkan waxaa mac-hadka IRI guddigii uga qayb galay qiimeynta doorashada hogaaminayay Gudoomiyaha IRI George A. Folsom, waxaanu guddigaasi ka koobnaa 17 xubnood.
  • Horta way qiimeeyaan, umadda Somaliland-na fanka aad ayay u jeceshahay waanay qiimaysaa.