Qeexid

"eeg qiimee. ld qaymeyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiimayn oo kali ah:
  • Waxa laga yaabaa in dad badani la yaabo Arsenal oo kaalinta saddexaad ka gasha qiimaynta, waana kaalintii ugu hoosaysay ee Arsene Wenger hoos u gaadho.
  • Teeda kale, meeye xurmadii, sharaftii, iyo qiimayntii ay madaxda iyo xukaamtu lahaan jireen?