Qeexid
Xaalad halis ah.
Qeexid Xigta
Q. ah: ciriiri badan oo wax helitaankoodu galo.
Xaalad halis ah.
Q. ah: ciriiri badan oo wax helitaankoodu galo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Xaalad adag ama halis ah oo lagu sugnaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Q. isku qarin: hargalulid (qof), iska yeelyeelid (qof).
Qeexid Xigta: ld qaac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld qaac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld qaac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qaac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qiime.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld qaaci.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qiime.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: qiime tamar-gubasho m.l (fiis.) Kulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Qiimaha tamar gubashada waxaa loo isticmaalaa in lagu ogaado qiimaha tamarta shidaalka. Badanaa waxa lagu cabbiraa meega-juul halkii kiiloogaraam (mj/kq).
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld qaaci.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sicirka ay joogto badeecadi.
Qeexid Xigta: Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin. ld qayme, qiimad, qiimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]