Qeexid

"(-lal, m.l) Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiil oo kali ah:
  • Balse hadii “ dadka talada idiin haayo ay yihiin kuwa idinkugu shar badan, Tujaartiinan ay yihiin kuwa idinkugu baqiilsan, taladiina ay kasoo go’do dumarkiina Dhulka hoostiisaa idinka khayr badan korkiisa”.
  • Caqiil wuxuu dowladda Federalka, shacbiga Soomaaliyeed iyo hey’addaha samafalka ka codsaday in gargaar deg deg ah lala soo gaaro dadkaas iminka ku sugan goob cidla ah oo biyo dhexdood ah.