Qeexid

"Laba nafley ama ka badan oo d'adooda isku mid tahay."

Qeexid Xigta

Khayr. ld qayr.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qeyr oo kali ah:
  • Qaar ka mid ah tuulooyinka Degmooyinka Luuq waxaa wax ka dega Beelaha Raxanweyn iyo Dir,daaqa iyo Qeyraadka gobolka waa mid loo wada siman yahey.
  • Degmada Waajid waxaa duq magaalo looga dhigay Macallin Isaaq Nuurow, ku xigeen 1-aad Mustaf Maxamed Qeyr, ku xigeenka 2-aad Xaaji Aadan Maxamed Yuusuf iyo xoghayaha Degmada Sakhaawe Sh.