Qeexid
Qaynuun.
Qeexid Xigta
Ogaal.
Qaynuun.
Ogaal.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Cad yar oo maro ah oo ilaa laba yaardi dhan oo sida badan ay carruurtu qaataan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed weyn, dheer oo qodxo leh oo balliyada ka baxa.
Qeexid Xigta: Balli yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ul weyn; siiqe.
Qeexid Xigta: Ul yar; dhenged.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Laba nafley ama ka badan oo d'adooda isku mid tahay.
Qeexid Xigta: Khayr. ld qayr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ytay, -ydatay
Qeexid: Dhul, qayb go'an cabbirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dad meel miyi ah wada deggen.
Qeexid Xigta: Beesha shinnida.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ytay, -ydatay
Qeexid: Maro dacalkeeda hoose kor u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld faa'iido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ytay, -ydatay
Qeexid: Qayb jirka ka mid ah maro ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Qof qaynuunka aqoon u leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]