Qeexid

"Wax la qeexay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qeexan oo kali ah:
  • Lana xidhiidhnay maamulkayagii, iyada oo ay qeexantahay shaqadayadu boolis ahaan.
  • Si qeexan oo hadhow aan khalad iyo isafgaranwaa ka iman ayaa na loogu caddeeyay: In wasiirka oo keli ahi uu madaxweynaha arkayo In labbiska lagu tegayo si weyn loo sii hubiyo in uu munaasabadda u qalmo.