Qeexid

"Wax si wanaagsan u sharxid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qeex oo kali ah:
  • Tirada xisbiyadda ee maanta doonaya in ay ka qayb galaan doorashooyinkan waa sagaal iyagoo sida dastuurku qeexayo looga baahan yahay 3 xisbi iyagoo ku kala hadhi doona doorashooyinka u horeeya ee D/hoose sagaalkaa Xisbi oo kala ah.
  • Waxaan kaa fileyney inaad manta na hor dhigto “Plan iyo Strategy”-yad qeexaysa halka aad nagu wado, Puntland-na aad ku hugaamineyso.