Qeexid

"Su!; Tu! (cod geela lagu fariisiyo si loo raro)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qayso oo kali ah:
  • Waxaad ogeydeen in wasiirka Arrimaha Gudaha ee JSL uu si badheedh ah shir jar’aaid oo uu qabtay ku yidhi ‘‘Natiijadda Maxkamadu ku dhawaaqayso waa tii saxa ahayd ee uu komishanka qaranku gaadhay, mid kalena kuma dhawaaqi karto’.’
  • Hada waa inaad doorataa dariiqii aad mari lahayd markaad dhamayso fasalka 9�aad, sidaa darteed waxaa muhiim ah inaad sannad dugsiyeedkan aad ka shaqayso nafsadaada iyo waxbarashooyinka kuu suurta geli kara.