Qeexid

"Dhawaaq dheer oo nafley sameyso."

Qeexid Kale

Digniin.

Qeexid Xigta

Canaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaylo oo kali ah:
  • Maansadiisu waa dawan, baaq, hodan, xigmad, murti iyo qaylo dhaan xilliga argagixiso jirto.
  • Shirkaas ayaa lagu wadaa in looga hadlo xaaladda Somalia iyo kalamooyinka la siiyo, iyadoo dalalka xubnaha ka ah ee ka qaybgalaya lagu wado inay qaylo dhaan u diraan caalamka, si gargaar ka badan kii hore loo siiyo Dowladda Somalia.