Qeexid

"eeg qayli. ld qaylis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaylin oo kali ah:
  • Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay degmooyinka Yaaqshiid, Shibbis, C/casiis iyo Kaaraan, kuwaasoo ku qaylinayay erayo ku cambaareynayaan xariga Max'ed dheere, isla markaana ay ku codsanayaan in ciidamada Ethiopia ay sii dayaan.
  • Dibadbaxayaasha ayaa ku qaylinayay erayo ay ku taageerayaan xukuumada, waxaana sidoo kale ciyaaro kusoo bandhigay garoonka Banadir Stadium barbaarta gaashaaman, kuwaasoo amaan u soo jeediyay madaxda Somalia iyo mudanayaasha baarlamaanka.