Qeexid

"Cod dheer ku dhawaaqid."

Qeexid Kale

U q.: cid taageerid. 4. U q.: cid u yeerid. 5. La q.: dhibaato darteed la dhawaaqid.

Qeexid Xigta

Ku q.: cid canaan u jeedin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qayli oo kali ah:
  • Munaasabadda caleemo-saarka Deerow inta aanay furmin, waxaa ka dhex qayliyey Maxamed Meydhane Buraale oo ka tirsan TNG, kana mid ah dadka taageersan Cabdilqaasim Salaad Xasan oo yidhi “Magaca TNG cid kasta kuma hadli karto.”
  • Afhayeen u hadlay Maxkamadaha Islaamka ee raacsan xukuumada luguna magacabo Sheekh C/risaaq Axmed Qayliyow ayaa ku tilmaamay dilka sarkaalkan mid aad looga xumaado, isagoo ku eedeeyay kooxaha mucaaradka ah.